Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 40
  • runtii waa arin layaab leh waxayna ka turjumaysaa isbadalka aduunka iyo in ay soo baxaan waxyaalo cusub oo qiso noqda

  • umira zalax 3 months

    kkkkkkkk zxbtaa dadka kunool garowe orgigaan hawdac wodaan maxayely way jcl yihim hanaaaaa uqabtan lojar

  • Moha cadde 3 months

    Orga mxaa ku ka lifay in uu Dadka cuno

  • Abdiaziz 3 months

    Kkk ciise riyoole inay riyo layn doonan wn oga
    koley hadii maxkamad la soo taago racfaan bay ka qaadan

  • Orgi marqaasan wax walbo ka filo hhhhh

  • Hhhhhhhhh ciyaar a kujirtin

  • Kkkk ha qashan u shega

  • Kkk walyaab ha orgaye daad dhawacaye

  • Orgiga ciise maxamuud ma ahayn miyaa, maxaa looxiray. Nin muwaadin weeye halasiidaayo. Haduusan koonfurta kaimaan. Hhhhhhhhhhh

  • free orgiga faadumo cilmi

  • free orgiga faadumo cilmi

  • Fuaad 3 months

    Hehe dacaayada hanalaka daayo wlhi waxs wa wax kle

  • axmed daahir said history 3 months

    arintuu waa arin la yaab leh xaqiiqd hadiii taasi dhacday waxaan arintaaa farayaaa qolyaha culama u sayniska haloo diro howshaa falkaa origan gaystay

  • Indhaha saaray orgigaas wlhi wn la yaabay su u dagalamyo

  • Waan filayay fadeexadas

  • Ismael Mohamud 3 months

    Kkkk runtii waa arin aad loola yaabo waxab rumawday dacaayadii reer growe loo soojeedin jiry waxan codsanayna in sharciga la marsiiyo orgigaa ilay xuquuq gaara buu ku leeyahay growe

  • Waa Dad Dil Orgigu, Ciida Arafo yaanuu dhaafin

  • ayaan 3 months

    layaab weeye walhay see loo rumaysankaro xaqiiqdii lkn daljir warkeeda hadal lagama keeno

  • beentii aduunka uweynayd mantan arkaaa orgi aa dad dilay

  • kkkk subxana laah qof kii adunka sogow maxd wx arkay saa ari wx yelo gaysanayah malaha abarihii baa sameyay

  • Haji 3 months

    Wa Arin Layableh Runti

  • maxkabada dinanka qalabka siida e puntland halaso tago

  • Ugaaska Dadka Caqliga Badan

  • hhhhhh maxkamd hala soo taago orgiga laakin dadka reer gorowe wy ari jecel rafacaan bay u qaaadayaan

  • maxamud. jamac 3 months

    waa layaab hadiii xoolihii ladhaqan jirey dadkii laayeeen
    hadiii riyihiii saasameeyeen geela maxaa kaga malaynayaaa?

  • hhhhhhhhhhhhhhh layaab

  • axmad jined mire 3 months

    waa arrin layaab leh wlhy aduunka baa niocaas ah malinkastana waxbaa lamaq laa an hore ujirin

  • Kkkkk cajiib Tana ma usoo Joogay

  • salah mohamed warsame 3 months

    907756269