Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

HomeWararka

Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7

Ururka dhakhaatiirta Puntland oo codsaday in cadaalada la mariyo ragii diley Marxuum Dr.Sakariye.
Maalinta warfaafinta oo laga Xusay Muqdisho
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 22-JUNE-2022

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 40
DISQUS: