Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

40 responses to “Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)”

  1. Lamayaqaan

    runtii waa arin layaab leh waxayna ka turjumaysaa isbadalka aduunka iyo in ay soo baxaan waxyaalo cusub oo qiso noqda

  2. umira zalax

    kkkkkkkk zxbtaa dadka kunool garowe orgigaan hawdac wodaan maxayely way jcl yihim hanaaaaa uqabtan lojar

  3. Moha cadde

    Orga mxaa ku ka lifay in uu Dadka cuno

  4. Abdiaziz

    Kkk ciise riyoole inay riyo layn doonan wn oga
    koley hadii maxkamad la soo taago racfaan bay ka qaadan

  5. Orgi marqaasan wax walbo ka filo hhhhh

  6. Hhhhhhhhh ciyaar a kujirtin

  7. Kkk walyaab ha orgaye daad dhawacaye

  8. Orgiga ciise maxamuud ma ahayn miyaa, maxaa looxiray. Nin muwaadin weeye halasiidaayo. Haduusan koonfurta kaimaan. Hhhhhhhhhhh

  9. free orgiga faadumo cilmi

  10. free orgiga faadumo cilmi

  11. Fuaad

    Hehe dacaayada hanalaka daayo wlhi waxs wa wax kle

  12. axmed daahir said history

    arintuu waa arin la yaab leh xaqiiqd hadiii taasi dhacday waxaan arintaaa farayaaa qolyaha culama u sayniska haloo diro howshaa falkaa origan gaystay

  13. Indhaha saaray orgigaas wlhi wn la yaabay su u dagalamyo

  14. Waan filayay fadeexadas

  15. Ismael Mohamud

    Kkkk runtii waa arin aad loola yaabo waxab rumawday dacaayadii reer growe loo soojeedin jiry waxan codsanayna in sharciga la marsiiyo orgigaa ilay xuquuq gaara buu ku leeyahay growe

  16. Waa Dad Dil Orgigu, Ciida Arafo yaanuu dhaafin

  17. ayaan

    layaab weeye walhay see loo rumaysankaro xaqiiqdii lkn daljir warkeeda hadal lagama keeno

  18. beentii aduunka uweynayd mantan arkaaa orgi aa dad dilay

  19. kkkk subxana laah qof kii adunka sogow maxd wx arkay saa ari wx yelo gaysanayah malaha abarihii baa sameyay

  20. Haji

    Wa Arin Layableh Runti

  21. maxkabada dinanka qalabka siida e puntland halaso tago

  22. Ugaaska Dadka Caqliga Badan

  23. hhhhhh maxkamd hala soo taago orgiga laakin dadka reer gorowe wy ari jecel rafacaan bay u qaaadayaan

  24. maxamud. jamac

    waa layaab hadiii xoolihii ladhaqan jirey dadkii laayeeen
    hadiii riyihiii saasameeyeen geela maxaa kaga malaynayaaa?

  25. hhhhhhhhhhhhhhh layaab

  26. axmad jined mire

    waa arrin layaab leh wlhy aduunka baa niocaas ah malinkastana waxbaa lamaq laa an hore ujirin

  27. Kkkkk cajiib Tana ma usoo Joogay

  28. salah mohamed warsame

    907756269

U Jawaab Drs Dahraan Aweis Enow Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com