Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

HomeWararka

Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7

Soomaaliya oo aan lagu casuumin ka qaybgalka garroonka ugu wayn ee laga furayo Istambnuul
Eng Yarisow oo ka qeyb galay Shirka Guud ee Midowga Caasimadaha
Kheyre oo ololihiisa doorashada ka bilaabay Nairobi

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 40
DISQUS: