Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

HomeWararka

Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo Booliska Lagu Wareejiyey (LAYAAB)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7

Suuqyada degmada Buurtinle ayaa siweyn looga dareemaya u diyaar garowga munaasabada Ciida
Ciidamo loogu talo galay la dagaalanka Al-Shabaab oo la soo bandhigay
Qaramada Midoobay oo Abaarta Soomaaliya ugu deeqday 17 Milyan oo dollar

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 40
DISQUS: