Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Sheekeeye).

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0