Category: Wararka

1 2,433 2,434 2,435 2,436 2,437 2,823 29220 / 33868 POSTS
Wacaal daray ah: Wariye Garigiisa Qarax loogu Xiray Muqdisho oo Geeriyooday

Wacaal daray ah: Wariye Garigiisa Qarax loogu Xiray Muqdisho oo Geeriyooday

Waxaa gordhow ku Geeriyooday Magaladda Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow oo kamid ahaa Wariyaasha Muqdisho,Gaar ahaan Tv-ga Kalsan ,isago ahaa W [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Madaxweynaha Maraykanka Ugu baqay in uu kalaabto Go’aankii Qudus (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Madaxweynaha Maraykanka Ugu baqay in uu kalaabto Go’aankii Qudus (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan jawaari oo maanta ka hadlayaay Kalfadhigii Barlamaanka ayaa ka hadlay Go'aankii uu Madaxweyn [...]
Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray & Soo dhaweyn loo sameyaay (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray & Soo dhaweyn loo sameyaay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Somaliyeed ee Galmudug iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Gal [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee [...]
Shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha oo Muqdisho ka Furmay (dhegayso)

Shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha oo Muqdisho ka Furmay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa maanta ka Furmay shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha Dalka iyo sidii loo caawin lahaa dadka dhiba [...]
Xildhibaanada Aqalka Sare  oo Maanta ka hadlay Arrinta Qudus (Sawiro)

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta ka hadlay Arrinta Qudus (Sawiro)

Kulanka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho waxaana ajendayaasha ay kala yihiin ka hadlidda Go’aanka Trump ee Quddus [...]
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Saraakil Kasocota UNKA oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso)

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Saraakil Kasocota UNKA oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey iyo Xubno Saraakil ah oo Kasocda UNKA Ayaa maanta Booqday Xeradda Ciidanka Daraawisht [...]
Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Somaliyeed oo Garowe lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Somaliyeed oo Garowe lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan wasaaradda gaashaan-dhigga soomaal [...]
Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Mushaar la’aan Mudo Haysta (dhegayso)

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Mushaar la’aan Mudo Haysta (dhegayso)

Cabdi Xasan Jaamac oo katirsan Wasarada Maliyada Gobolka Mudug Gar ahaan waxaada Canshuuraha Biriga ayaa sheegay in aysan dowlada kahelin xaqii ay kul [...]
Maamulka Degmadda Badhan oo Kawarbixyay Qorshaha Hormarineed ee degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Badhan oo Kawarbixyay Qorshaha Hormarineed ee degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Badhan ee gobolka sanaag oo kaashanaya bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka, ayaa maalmahan kawaday degmada ,bur dhul loogu t [...]
Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo ka Hadlay Qorsha Hormarinta Degmooyinka PL (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo ka Hadlay Qorsha Hormarinta Degmooyinka PL (dhegayso)

Wasaaaradda Arrimaha gudaha dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga puntland ayaa wado sidii degmooyinka Puntland ay u yeelan lahayen qorshe horum [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 48aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 48aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto - Taxanaha 48aad http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2e6c500a0100f10999cc0d/Sheekada+Ismadhaanto+ [...]
1 2,433 2,434 2,435 2,436 2,437 2,823 29220 / 33868 POSTS