Category: Wararka

1 2,434 2,435 2,436 2,437 2,438 2,819 29232 / 33825 POSTS
Go’aankii issimada Puntland ee dekedda Bosaso oo dhaqan-galay (dhegayso)

Go’aankii issimada Puntland ee dekedda Bosaso oo dhaqan-galay (dhegayso)

Waxaa si rasmi ah u shaqo bilowday dekedda Bosaaso oo todobaadyo ay ka jireen muran u dhaxeeya ganacstada iyo dowladda oo ku saabsan hanaanka maamul e [...]
Madaxwaynaha Puntland oo balanqaad u sameeyey cayaartooyda Puntland ee Muqdisho (sawiro)

Madaxwaynaha Puntland oo balanqaad u sameeyey cayaartooyda Puntland ee Muqdisho (sawiro)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiin katirsan dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyey [...]
Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qaybgalay shirka Afrika ee Masar

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qaybgalay shirka Afrika ee Masar

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalay shirka ganacsiga iyo maalgashiga ee qaaradda Afrika ee la [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojee [...]
Ciyaaaraha Gobolada: Banaadir 2-1 Jubaland … Laakiin Ajnabi ma la Oggolyahay? (dhegayso)

Ciyaaaraha Gobolada: Banaadir 2-1 Jubaland … Laakiin Ajnabi ma la Oggolyahay? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Muqdisho waxaa si rasmi ah shalay uga furmay tartanka ciyaaraha ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadi [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan ku soo dhawaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin [...]
Keating oo Ku Baaqay Dhaqan Galinta Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna

Keating oo Ku Baaqay Dhaqan Galinta Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna

Michael Keating Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa guul ku tilmaamay saxiixa heshiiska wadaagga awood qeybsiga ah ee T [...]
Muqdisho lagu qabtay Maanta Banaanbax looga so horjeedo Aqoonsigii Trump ee Qudus u aqoonsaday Casimadda Yuhuda

Muqdisho lagu qabtay Maanta Banaanbax looga so horjeedo Aqoonsigii Trump ee Qudus u aqoonsaday Casimadda Yuhuda

Boqalaal dadweyne ah ayaa salaadi jimcaha ee maanta kadib isugu soo baxay wadooyinka faras magaala ah ee caasimada Muqdisho,kuwaas oo ku dhawaqayeey e [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Masar kaga Qayb galaya Shirka Ganacsiga Africa

Madaxweyne Farmaajo oo Masar kaga Qayb galaya Shirka Ganacsiga Africa

Magaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta ganacsiaga Qaaradda Africa oo ay mar [...]
Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaam [...]
Madaxweyne Waare oo la kulmay xulka Kubadda Cagta Hiirshabeele

Madaxweyne Waare oo la kulmay xulka Kubadda Cagta Hiirshabeele

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan dhiiragalin ah Magaalaada Muqdisho ugu sameyay Ciyaartoyda hirshabelle ee ka [...]
Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Cumar Lakiman Boosaso (dhegayso)

Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Cumar Lakiman Boosaso (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo ee Daljir oo aad ku dhegaysan doontaan maanta oo Jimce ah wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo ca [...]
1 2,434 2,435 2,436 2,437 2,438 2,819 29232 / 33825 POSTS