Ciyaaaraha Gobolada: Banaadir 2-1 Jubaland … Laakiin Ajnabi ma la Oggolyahay? (dhegayso)

Ciyaaaraha Gobolada: Banaadir 2-1 Jubaland … Laakiin Ajnabi ma la Oggolyahay? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Muqdisho waxaa si rasmi ah shalay uga furmay tartanka ciyaaraha ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Waa ciyaartii ugu horaysay waxaa lagu furay Jubbaland fkf Banaadir. Banaadir baa badisay, laakiin waxaa u ciyaarayey anjabi. Barnaamijka kaga bogo.

Dhankaas iyo horyaalka Ingiriiska, waxaa asbuucan la ciyaari doona kulamadii ugu xiisaha badnaa, waxaana il gooni ah lagu hayaa labo Manchester.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

           

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com