Madaxweyne Waare oo la kulmay xulka Kubadda Cagta Hiirshabeele

HomeWararka

Madaxweyne Waare oo la kulmay xulka Kubadda Cagta Hiirshabeele

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan dhiiragalin ah Magaalaada Muqdisho ugu sameyay Ciyaartoyda hirshabelle ee ka

Madaxweyne Gaas oo Mas’uul Cusub Magacaabay (Digreeto)
XULASHADA DALJIR | CABDINAASIR JEKEY | GAALKACYO (DHAGAYSI WACAN)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan dhiiragalin ah Magaalaada Muqdisho ugu sameyay Ciyaartoyda hirshabelle ee ka qeybgalaya ciyaaraha Maamul Goboleedyada iyo G/Benaadir,

Kulnkaan dhiiragalinta ah ee uu u sameeyay Madaxweyne Waare waxaa isna qeyb ka ahaa Guddoomiye ku Xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale Golaha Wasiiradda Cusub, Guddoomiyaha Gobalka Shabeelada dhaxe Maamulo Ku Xigeenka Dakadda Caalamiga Muqdisho iyana kulankaas Goobjoog ayay ka ahaayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: