Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Saraakil Kasocota UNKA oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey iyo Xubno Saraakil ah oo Kasocda UNKA Ayaa maanta Booqday Xeradda Ciidanka Daraawishta Puntland ee Garowe ee 54-aad.

Ujeedka Wafdiga Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Camey iyo Saraakisha UNKA ayaa la sheegay siday u indha indhayn lahayeen Xaalka Ciidanka iyo Moraalkooda,iyago ciidanka ka hor sheegay in xuquuqdooda si joogta ah u heli donaan Bil walba,isla markaana ay la socon donaan dhaq dhaqaaqa Ciidamadda.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo isna hadlayaay ayaa sheegay in Saraakishan ay bixin donaan Musharadka ciidamadan,isago ka hadlay tiradda ciidamadii dhawaan dowladda Federaalka la wareegtay ee gaaraysay 2,400 oo Askarta xeradaas kujirtay,

Warbixintan Wariye Axmed sheekeye ayaa kadiyaariyaay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com