Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Madaxweynaha Maraykanka Ugu baqay in uu kalaabto Go’aankii Qudus (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Madaxweynaha Maraykanka Ugu baqay in uu kalaabto Go’aankii Qudus (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan jawaari oo maanta ka hadlayaay Kalfadhigii Barlamaanka ayaa ka hadlay Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka ugu aqoonsaday QUDUS Caasimadda Yuhuuda.

jawaari ayaa sheegay in marnaba somaalida iyo Muslimiinta Caalamka aysan gorgortan ka gali donaan Lahaansha Magaaladda Barakaysan ee Qudus,isago sheegay in Madaxweyne Trump uu ugu baaqayo in go’aanka uu ka laabto.

“Somalia iyo Muslimiinta marna gorgortan kama geli doonaan lahaanshaha magaalada barakeysan ee Qudus. Waayo magaaladan waa magaalo ku taalla dhulka Falastiin, waana magaalo ay leeyihiin Muslimiinta oo dhan – mana loo dulqaadan doono muranka ka taagan Qudus,”sida waxaa ka horsheegay kalfadhigii maanta Jawaari.

Hoos kadhegayso Khudbadiisi maanta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com