Maamulka Degmadda Badhan oo Kawarbixyay Qorshaha Hormarineed ee degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Badhan ee gobolka sanaag oo kaashanaya bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka, ayaa maalmahan kawaday degmada ,bur dhul loogu talagalay in laga dhiso hawlaha danta guud taas oo loogu adeegayo bulshada .

Gudoomiyaha degmada Badhan C/risaaq Axmed Ciise ayaa radio daljir ugawaramay dhulkan ay baneeyeen sakaa iyo waxa uu maamulku kadamacsanyahay. Wariye Fadumo degan daahir ayuu ugawaramay arimahaasi .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com