Shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha oo Muqdisho ka Furmay (dhegayso)

HomeWararka

Shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha oo Muqdisho ka Furmay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa maanta ka Furmay shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha Dalka iyo sidii loo caawin lahaa dadka dhiba

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda oo la horgeyeey xubno ka tirsan al-shabaab
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Gaalkacyo (dhegayso)
Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa maanta ka Furmay shir looga hadlayo Arrimaha Barakacayaasha Dalka iyo sidii loo caawin lahaa dadka dhibaataysan,qorshena loogu samayn lahaa.

Shirkan oo ay ka qayb galayaan Masuuliyin katirsan Dowladda Federaalka ah,gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Guddaha DFS ,ayaa waxaa uu socon doona mudo labo malmood ah.

Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayasha Qaranka Axmed Cabdikariin Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkaasi, waxaana uu sheegay in diiradda lagu saari doona Shirkaan sidii shaqo abuur iyo Qorshe loogu sameyn lahaa Barakacayaasha.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: