Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo ka Hadlay Qorsha Hormarinta Degmooyinka PL (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo ka Hadlay Qorsha Hormarinta Degmooyinka PL (dhegayso)

Wasaaaradda Arrimaha gudaha dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga puntland ayaa wado sidii degmooyinka Puntland ay u yeelan lahayen qorshe horumarineed gaar ahan kuwa uu ka shaqeeyo barnamaiijka JPLG.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdulaahi Timacade ayaa sheegay inay wasaaraddu wado qorshayaal laamiga looga dejinayo horumarka degmooyinka PL si wax looga qabto degmooyinka laamiga ka fog .

Hadalkan ayuu wasiirku ka sheegay Kulan ay wasaarddu u qabatay dad isaga kala yimid degmooyinka puntand oo ka arinsanaya horumarinta degmooyinka Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com