Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Mushaar la’aan Mudo Haysta (dhegayso)

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug oo ka Cabanaya Mushaar la’aan Mudo Haysta (dhegayso)

Cabdi Xasan Jaamac oo katirsan Wasarada Maliyada Gobolka Mudug Gar ahaan waxaada Canshuuraha Biriga ayaa sheegay in aysan dowlada kahelin xaqii ay kulahayeen,Gaar ahaan Musharaadkii dowladda Bixin jirtay.

Wuxuu sheegay isago Waraysi sinayay Radio Daljir in Mudo ku siman 7 Bilood aysan qaadan wax mushaarad ah ,isago ugu baaqay Madaxda wasaarada Maaliyada Gaar ahaan Wasiirka Maaliyadda Puntland in xuquuqdooda si deg deg ah usoo gaarsiyo.

Wariye Shaafici Cabdilqaadir Ayaa Waraysigan ka qaaday Sarkaalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com