Category: Wararka

1 1,427 1,428 1,429 1,430 1,431 2,819 17148 / 33825 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Haylaan

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Haylaan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno ka mid ah labada Gole ee Dowladda, ayaa kulan la qaatay hogaanka [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)

Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)

Dhowaan Safiirka Shiinaha ee Dalka Soomaliya iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Puntlnad ayaa kormeer ku tegey Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gob [...]
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda Dawladda ee Sannadka 2020 (Daawo)

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda Dawladda ee Sannadka 2020 (Daawo)

Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $459.5 Milyan. Korork [...]
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xal-u-helidda caqabadahaha gabdhaha kahoryimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xal-u-helidda caqabadahaha gabdhaha kahoryimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waa kor-u-qaadida aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo aqabadaha la xidhiidha [...]
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe [...]
Qaramada midoobay oo ka qeyb qaadanaysa gurmadka fatahaadda Webiyada Soomaaliya

Qaramada midoobay oo ka qeyb qaadanaysa gurmadka fatahaadda Webiyada Soomaaliya

Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay’adaha Caalamiga diyaar u yihiin taageerada loogu gurmanayo [...]
Qatar oo dowladda Somaaliya ballanqaad u samaysay

Qatar oo dowladda Somaaliya ballanqaad u samaysay

Gudoomiyaha golaha shacabka soomaaliya Maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda [...]
Kulankii Golaha Wasiirada Jubbaland oo Arrimo kala duwan loga hadlay

Kulankii Golaha Wasiirada Jubbaland oo Arrimo kala duwan loga hadlay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo laga [...]
Xildhibaanad Ilhan oo ka qayb qaadanaysa Gurmadka loo samaynayo Shacabka baladweyne

Xildhibaanad Ilhan oo ka qayb qaadanaysa Gurmadka loo samaynayo Shacabka baladweyne

Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha Wakiillada dalka Mareykanka mucaaradna ku ah Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegtay in ay kaalinteeda ka qaadaneyso gu [...]
Madaxweynihii Hore DDS Cabdi Maxamuud Cumar oo maxkamad la soo tagay

Madaxweynihii Hore DDS Cabdi Maxamuud Cumar oo maxkamad la soo tagay

Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale ka soo muuqday Maxkamad ku taal magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya [...]
Guddiga horumarinta degmada Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyay (dhegayso)

Guddiga horumarinta degmada Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyay (dhegayso)

Maamulka iyo shacabka deegaanka Ceel-Weyne oo hoos yimaado degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa maanta guddiga hormarinta degmada Burtinle ku warej [...]
1 1,427 1,428 1,429 1,430 1,431 2,819 17148 / 33825 POSTS