Category: Wararka

1 1,428 1,429 1,430 1,431 1,432 2,819 17160 / 33825 POSTS
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Xildhibaan Mahad Salaad:“ Guddoonka Baarlamaanka waxa uu is-hortaageen ku sameeyay 3 Mooshin oo Xukuumadda lagula xisaabtamilahaa”

Xildhibaan Mahad Salaad:“ Guddoonka Baarlamaanka waxa uu is-hortaageen ku sameeyay 3 Mooshin oo Xukuumadda lagula xisaabtamilahaa”

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa dhaliilay sida ay ku socoto shaqada loo igmaday Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo is weydiiyay waxa ay tahay shaqada saxda [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sharci matahay xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad? Maxaase laga filikaraa baarlaanka Puntland?(dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sharci matahay xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad? Maxaase laga filikaraa baarlaanka Puntland?(dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Dad ku go’doonsan  wali Xaafadaha magaalada Baladweyne

Dad ku go’doonsan wali Xaafadaha magaalada Baladweyne

Xaafado katirsan magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa wali waxaa ku go’doonsan qaar kamid ah dadkii uu saameeyey fahaada Wabiga Shabee [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
Pakistan: Dab qabsaday Tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Pakistan: Dab qabsaday Tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac

ugu yaraan 65-ruux ayaa dhimatay,in ka badan 45-na waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii dab ka dashay gaas uu hareeyay Tariin ku safraayey bartana [...]
Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulashiray qaar kamid ah xildhibaanada Puntland (dhegayso)

Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulashiray qaar kamid ah xildhibaanada Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabddullaahi Deni ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka  karkaar waxa uu kulan kula qaatay xildhibaano ka tirsan golah [...]
Qaramada midoobay oo ka qeyb qaadanaysa gurmadka fatahaadda Webiyada Soomaaliya

Qaramada midoobay oo ka qeyb qaadanaysa gurmadka fatahaadda Webiyada Soomaaliya

Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay'adaha Caalamiga diyaar u yihiin taageerada loogu gurmanayo [...]
Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay howlgal Miino baaris ah ka sameeyeen degaannada Koban iyo Bangeen oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada [...]
Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo xalay go’aamo culus soo saaray (Daawo)

Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo xalay go’aamo culus soo saaray (Daawo)

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wac [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
1 1,428 1,429 1,430 1,431 1,432 2,819 17160 / 33825 POSTS