Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo xalay go’aamo culus soo saaray (Daawo)

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.

Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa sidoo kale ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com