Category: Wararka

1 1,429 1,430 1,431 1,432 1,433 2,819 17172 / 33825 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Casho Sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska ee Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Casho Sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska ee Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala duleed [...]
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka (Daawo)

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka (Daawo)

Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed [...]
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Madxafka iyo Maktabada Guud ee Degmada Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Madxafka iyo Maktabada Guud ee Degmada Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wadada Wadajir ee degmada Qardho oo la saaray Laami, Wadada [...]
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay soo gaarto degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sid [...]
Bangiyada Lubnaan oo dib loo furidoono maalinta Beri ah

Bangiyada Lubnaan oo dib loo furidoono maalinta Beri ah

Maamulayaasha Bangiyada dalka Lubnaan ayaa Warbaahinta u sheegay maanta in beri oo khamiis ah ay furidoonaan Bangiyada oo xirnaa mudo 13 maalmood ah k [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Gurmadka fatahaada wabisga Shabeelle iyo taageerada shacabka Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Gurmadka fatahaada wabisga Shabeelle iyo taageerada shacabka Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo wafdi ballaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmadda Harooreyse ee gobolka Faafan. [...]
Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq uga qeyb galay kulan lagu taageerayay guddigii doorashada Galmudug ee uu dhawaan soo [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay (Sawiro)

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay [...]
1 1,429 1,430 1,431 1,432 1,433 2,819 17172 / 33825 POSTS