DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

HomeWararka

DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay soo gaarto degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sida Eyl iyo Xaafuun 3da bisha Novembar oo Axada ku beegan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Arrimahaas ka hadlay.

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Suldaanka guud ee beesha Direed oo dowladda Soomaaliya ku eedeeyay dagaalka Towfiiq (daawo)
Federal legislators discuss amending constitution

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay soo gaarto degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sida Eyl iyo Xaafuun 3da bisha Novembar oo Axada ku beegan.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Arrimahaas ka hadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: