Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Gurmadka fatahaada wabisga Shabeelle iyo taageerada shacabka Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa gurmadka lagu caawinayo dadkii ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle iyo kaalinta shacabka Puntland,waxaana barnaamijka istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaysa wariye Xasaawo Axmed.
Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com