Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

Xildhibaanada Galmudug oo taageeray guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir (daawo)

Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq uga qeyb galay kulan lagu taageerayay guddigii doorashada Galmudug ee uu dhawaan soo magacaabay madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir.

wariyaha Daljir ee Caabudwaaq Ayaanle Cabdilaahi Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com