Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Casho Sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska ee Qardho (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Casho Sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska ee Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala duleed

Shir wadatashi ah oo dastuurka Soomaaliya looga hadlayo oo Garoowe ka furmaya
Warbaahinta ku hadasha afka Ciidmada oo sheegtay in Cali Dheere lagu dhaawacay howlgal ka dhacay Sh/Hoose
Dowladda Somaaliya oo Agab Cafimaad gaarsiisay Caabudwaaq

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala duleedka magaaladda Qardho.

Madaxweynaha waxaa kulankan Casho ku wehelinayey Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo ay ka midyihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Maxamed Dhabanacad iyo Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal.

Sidoo kale kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ay ka midyihiin Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri, Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab, Xildhibaan Maxamuud Axmed Caalim, Xildhibaan Xuseen Yaasiin Xaaji iyo Xildhibaan Axmed Daad Diiriye Jaamac.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: