Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sharci matahay xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad? Maxaase laga filikaraa baarlaanka Puntland?(dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sharci matahay xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad? Maxaase laga filikaraa baarlaanka Puntland?(dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa baarlamaanka Puntland ma ka qaadidoonaan xasaanada xildhibaan Cawil Daad, kadib soo jeedintii xeerilalainta Puntland?

barnaamijka istuudiyaha Daljir ee Gaalkacyo waxaa ka soo jeedinaysa wariye Hodan Sulub Diini.

 

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com