Category: Wararka

1 1,426 1,427 1,428 1,429 1,430 2,819 17136 / 33825 POSTS
Ciidamadda Dowladda Federaalka oo degaano ka tirsan Galgaduud la wareegay

Ciidamadda Dowladda Federaalka oo degaano ka tirsan Galgaduud la wareegay

Taliska Qaybta 21-aad ayaa ka qeyb-galey Munaasabad Masuuliyada Amniga Degaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud oo ka tirsan deegaanada Hoostaga magaa [...]
Dowladda Jabuuti oo ka qayb qaadanaysa gurmadka loo fidinayo shacabka Baladweyne

Dowladda Jabuuti oo ka qayb qaadanaysa gurmadka loo fidinayo shacabka Baladweyne

Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa lix boqol oo kun oo dollar una dhiganta boqol malyan oo lacagta Frank Jabuuti ah ugu deeqday guddiga fatahaadaha. [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 32aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 32aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Dagaalka  madaxweyne Trump Iyo Ilhaan Cumar oo weji cusub yeeshay

Dagaalka madaxweyne Trump Iyo Ilhaan Cumar oo weji cusub yeeshay

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa diiday in ay u codeyso oo ay taageerto qaraar la doonayay in dil ka dhacay Armenia oo ay ka dambeeyeen embaraadooriyaddii [...]
MAANHADAL:  Su’aashii  Xildhibaan Cawil Daad  ee uu waydiiyay madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo? ( dhegayso | daawo )

MAANHADAL: Su’aashii Xildhibaan Cawil Daad ee uu waydiiyay madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo? ( dhegayso | daawo )

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://sound [...]
Rabshadaha Itoobiya oo sii kordhaya iyo dibad baxayaasha qaar oo xabsiga ladhigay

Rabshadaha Itoobiya oo sii kordhaya iyo dibad baxayaasha qaar oo xabsiga ladhigay

Ciidamada ammaanka ee Dalka Itoobiya ayaa in ka badan 409 Qof xabsiga dhigtay, markii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen rabshadihii dhowaan ka dhacay [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka oo kawarbixiyeey Halku Marayo dhismaha Galmudug (Daawo)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka oo kawarbixiyeey Halku Marayo dhismaha Galmudug (Daawo)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Oo bulshada reer Galmudug Kula Hadlay Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay halka uu marayo qorshaha dhismaha [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar [...]
Madaxweynaha DDS oo maanta booqdey Xarunta Laanta Jinsiyadaha iyo Socdaalka ee Jigjiga (Sawiro)

Madaxweynaha DDS oo maanta booqdey Xarunta Laanta Jinsiyadaha iyo Socdaalka ee Jigjiga (Sawiro)

Mudooyinka danbaba waxaa jiray cabashooyin badan laga soo sheegayo adeeg bixinta laanta socdaalka iyo jinsiyadaha, gaar ahaan xarunta ay ku leedahay m [...]
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay dhallinyarada gobolka Haylaan

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay dhallinyarada gobolka Haylaan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Dhallinyarada Gobolka Haylaan, kulanka waxaa looga hadlay arrimaha [...]
Dhalinyaradda degmadda Buursalax oo ka qayb qaadanaya gurmadka Baladweyne (dhegayso)

Dhalinyaradda degmadda Buursalax oo ka qayb qaadanaya gurmadka Baladweyne (dhegayso)

Dr Saacid Aadan Maxamed Guddoomiyaha dhalinyarada Buursalax oo Waraysi gaar ah siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay gurmad ay ka bilabeen Buursalax loog [...]
1 1,426 1,427 1,428 1,429 1,430 2,819 17136 / 33825 POSTS