MAANHADAL: Su’aashii Xildhibaan Cawil Daad ee uu waydiiyay madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo? ( dhegayso | daawo )

MAANHADAL:  Su’aashii  Xildhibaan Cawil Daad  ee uu waydiiyay madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo? ( dhegayso | daawo )

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa Xeerilaalinta Puntland ayaa dacwad ciqaabeed ku soo oogtay Xildhibaan Cawil Daad oo kalfadhigii 45aad ee baarlamaanka Puntland su’aal  guux badan dhalisay kuwaydiiyay madaxweynaha Puntland.

Hadaba Su’aasha Xildhibaanku waydiiyey Madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo kuna waayi karo xasaanadiisa, maxayse ka dhigan tahay in Xeer ilaalintu dacwad ka keento xildhibaan su’aal waydiiyey madaxweynaha?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal ee maanta,waxaan soo jeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso kusugan.

Dhegayso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com