Category: Wararka

1 1,424 1,425 1,426 1,427 1,428 2,825 17112 / 33895 POSTS
Mid kamid ah beelaha Caabudwaaq oo ka soo horjeystay sida lagu wado dhismaha golaha deegaanka (Daawo)

Mid kamid ah beelaha Caabudwaaq oo ka soo horjeystay sida lagu wado dhismaha golaha deegaanka (Daawo)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa kulan ku yeeshay mid kamid ah beelaha daga Caabudwaaq kuwaas oo ka horyimid qaabka loo dhisayo golaha [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Labadii sano ee u dambeeyay maamulka DDS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa lagu dhaliilaa in uusan waxba u qaban dadka degmada Tuli Guul [...]
Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Puntland (Sawiro)

Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Puntland (Sawiro)

Waxaa maanta booqday xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Joh [...]
Masuul dowladeed oo Qarax lagu dilay gobalka shabeelaha Hoose

Masuul dowladeed oo Qarax lagu dilay gobalka shabeelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu dilay Gudoomiy [...]
Boosaaso oo lagu soo gabagabeyeey shir u dhaxeyeey Laamaha amaanka iyo Warbaahinta Puntland (Daawo)

Boosaaso oo lagu soo gabagabeyeey shir u dhaxeyeey Laamaha amaanka iyo Warbaahinta Puntland (Daawo)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo labo cisho ah oo u dhexeeya laamaha amniga ee gobolka bari iyo Warbaahinta Punt [...]
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ho [...]
Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya  (Daawo)

Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaami [...]
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Ciidamo tababar u soo xiray

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Ciidamo tababar u soo xiray

Madaxweynaha maamul Goboleedka koonfur Galbeed Md; Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) , ayaa Dowladda Ingiriiska iyo Saraakiisheeda ku sugan Soo [...]
Alshabaab oo weraar ku qaaday Awdhiigle & Ciidamada dowladda oo iska difaacay

Alshabaab oo weraar ku qaaday Awdhiigle & Ciidamada dowladda oo iska difaacay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo Ciidamada dowladda iyo dagaalyahano Shabaab ah ku dhex mara [...]
1 1,424 1,425 1,426 1,427 1,428 2,825 17112 / 33895 POSTS