Mid kamid ah beelaha Caabudwaaq oo ka soo horjeystay sida lagu wado dhismaha golaha deegaanka (Daawo)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa kulan ku yeeshay mid kamid ah beelaha daga Caabudwaaq kuwaas oo ka horyimid qaabka loo dhisayo golaha degaanka.

Wariye ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Caabudwaaq ka soo diray.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com