Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Labadii sano ee u dambeeyay maamulka DDS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa lagu dhaliilaa in uusan waxba u qaban dadka degmada Tuli Guuleed maadaama dagaalo badan oo burbur iyo barakac leh ay soo mareen iyagoo aan heli dib-u-dajin.

Xaalada amniga ee degmada ayaa ah mid aan saldhigan, adeegyada bulshada oo aan jirin iyo dowladda federaalka oo qaybo kamid ah Tuli Guuleed soo dajisay Qowmiyada Oromada ayaa keentay in odayaasha degmadu ay aad uga caroodeen xaalka Tuli Guuleed oo ah degmo weyn oo ka kooban 119 tuulo.

Haddaba amuurahaas waxa aan ka waraysanay wariyaha Daljir ee DDS Jabarti Yaxye Axmed, waxa uuna uu u waramay wariye Xasan Heykal.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com