Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya  (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Iswiidhan ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson. Hoos kaga bogo.  

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay Natiijadii Shirkii Dhuusamareeb.
Shir looga hadlayey horumarinta Degmada Bandar-bayla Xumbays dhudhub deegaananada hoostaga
Khasaaraha ka dhashay dagaalka u dhaxeeya Jabhada Fano ee kililka Axmaarada iyo Milatariga dalka Itoobiya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Iswiidhan ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson.

Hoos kaga bogo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: