Qatar oo dowladda Somaaliya ballanqaad u samaysay

HomeWararka

Qatar oo dowladda Somaaliya ballanqaad u samaysay

Gudoomiyaha golaha shacabka soomaaliya Maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)
Taliyaha Qaybta Bossaso: “Gacantaan ku soo Dhignay Gacankudhiiglihii Dilay Ninkaas” (dhegayso)
CABURIN, CAGO-JUGLEYN IYO XARIG DUL HEEHAABAYA HARGEYSA

Gudoomiyaha golaha shacabka soomaaliya Maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Hassan hamza asad Hashem.

Gudoomiyaha iyo safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka barlamaanadda Qatar iyo Soomaaliya

Safiirka dowlada Qatar ayaa sheegay in dowladda Qatar ay taageero siin doonto baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in uu sare u qaadi doono Wada shaqeynta baarlamaanka Soomaaliya iyo baarlamaanka dowladda Qatar.

Dowladda Qatar ayaa Sanadyadii ugu dambeeyay Saameyn muuqata oo Siyaasadeed ku yeelatay Hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Diwaanka
Wararka daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: