Taliyaha Qaybta Bossaso: “Gacantaan ku soo Dhignay Gacankudhiiglihii Dilay Ninkaas” (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Bossaso: “Gacantaan ku soo Dhignay Gacankudhiiglihii Dilay Ninkaas” (dhegayso)

Taliyaha qaybta Booliska ee G/Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in ay ciidamadu gacanta ku soo dhigeen ninkii dilay maanta Guddoomiye kuxigeenkii hore ee gobolka bari ee dowladii Faroole, marxuum Khadar Ismaaciil.

dhanka kale taliyaha ayaa ka hadlay howlagl maanta ay ka sameeyeen ciidamada oo ay ku soo qabqabteen qaar kamid aha sariflayaasha Bosaaso oo lagu eedeeyay in ay diideen qaadashada lacagta shilinka Soomaaliga ah.

Wariye xasan Heykal ayuu u waramay Taliyuhu.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Aadbaan usoodhaweyneynaa sooqabshadi eymaamuulka sooqabten daaliimki dilay marxuumki sharcigana hala waafajiyo sideumada nolool ugunoolaato waayo nolool baakujirto cidi cid disho inladi lotikaarka lageyo runti taliyaa waadadaalay waa mahadsan yahy waxey ilatahay cidicid disho hadisaan doowl a dausoo qabato oola dilo qofwalba wabaqayaa ilen sharcigaa qabaanaayo daalimka aaniska qabano saan nolaal ugunoolaano hetidena iyo maalkena ugubad badaan xaqana koorahaado runti taliyaha washaqenayaa alaha lagargalo qaabilka iyosharciga aankalasaarno sharciga umada ayuudhex uyahay waanakala badbaadiyaa hadisharcigaw lafuliyaa hormar baagerenaa qofki

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com