Wariye Cumar Dheere oo Maxkamad La’aan Habeenkii Labaad Garoowe ku Xiran (dhegayso)

Ururka Saxaafiyiinta Puntland ee MAP ayaa shir jaraa’id oo ay maanata ku qabteen magaalada Garoowe waxa ay si kulul u cambaareeyeen xarigga wariye Cumar Saciid Maxamed Cumar Dheere oo ka tirsan wariyeyaasha ka hawlgala deeganada Pl una shaqaynayey mareegta la yiraahdo HorseedMedia.

Cumar Dheere ayaa caawa habeenkii labaad ku xiran xabsi duleeda magaalada Garoowe.

Maxaa Cumar Dheere loo xiray? Yuu  xiranyahay? Muxuu se Madaxweyne Gaas ka yiri xorriyadda saxaafadda waagiisii loollanka Madaxweynenimo?

Hoos kaga bogo, waxaana noo faahfaahinaya wariye Tallman.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com