Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xal-u-helidda caqabadahaha gabdhaha kahoryimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 5aad – dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xal-u-helidda caqabadahaha gabdhaha kahoryimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waa kor-u-qaadida aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo aqabadaha la xidhiidha

DAREEN 1aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 64aad (daawo)
Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 6aad | dhegayso)

Barnaamijka maanta waa kor-u-qaadida aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo aqabadaha la xidhiidha tacliintooda. Sidoo kale in laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary ba.

Barnaamijku waxa uu gabdhaha ku dhiirigalinayaa inay waxbartaan oo dhamaystiraan waxbarashadooda. Maanta waxaa marti barnaamijka noogu ah culimo iyo Nabaddoono, muhiimaduna waa Waxbarashada Gabdhaha iyo amaankooda iskuulka iyo markay iskuulka u socdaan ama ka soo baxaan.

Hoos kaga bogo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: