Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 64aad (daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Dowrka bahda caafimaadka ee wacyigalinta Covid-19.
Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com