Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)

Dhowaan Safiirka Shiinaha ee Dalka Soomaliya iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Puntlnad ayaa kormeer ku tegey Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gob

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame” Khawaarijtu qeyb ayay ka yihiin kororka abaarta ka jirta dalka,”
Ururka Haweenka Buursalax oo ka Hadlay Waxqabadkooda (dhegayso)
Waraysi: Madaxda Galmudug iyo maamul dhisidda looga fadhiyo (dhegayso)

Dhowaan Safiirka Shiinaha ee Dalka Soomaliya iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Puntlnad ayaa kormeer ku tegey Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Nugaal, waxaana Socdaalkooda daaranaa Indha- indhayn ta Wadad isku Xirta Deegaanadaa oo Bur-bursan iyo Marsa Cusub oo laga dhisayo Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

Hadaba Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamida Golaha Wakiilada Puntlnad kana mid ahaa Weftiga halkaas booqday ayaa Radio Daljir uga warbixiyey Safarkooda shaqo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: