Ururka Haweenka Buursalax oo ka Hadlay Waxqabadkooda (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Haweenka Buursalax oo ka Hadlay Waxqabadkooda (dhegayso)

Maryan Khaliif Gudoomiyaha Ururka Haweenka buursalax oo waraysi sinayeeysay Radio daljir ayaa ka hadashay waxyaabaha ururkooda ay ka qabtaan degmadda

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii ugu dambeyeey ee dagaalka Itoobiya & RW Abiy oo Digniin kama dambeys ah soo saaray

Maryan Khaliif Gudoomiyaha Ururka Haweenka buursalax oo waraysi sinayeeysay Radio daljir ayaa ka hadashay waxyaabaha ururkooda ay ka qabtaan degmadda iyo arimaha haweenka.

Waxay sheegtay in ururkooda waxyabo baddan oo hormar u ah haweenka ay qabtaan ,isla markaana ay degmadda ka qabtaan arimo kala duwan oo hormarka haweenka ah.

Farax yemani oo Garowe jooga ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: