Category: Wararka

1 1,239 1,240 1,241 1,242 1,243 2,819 14892 / 33825 POSTS
Hub sharci darro ah oo lagu qabtay Addis Ababa (Sawiro)

Hub sharci darro ah oo lagu qabtay Addis Ababa (Sawiro)

Komishinka Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah in lagu qabtay bakhaar uu shaqsi leeyahay oo [...]
Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuuryare ayaa daljir uga warbixiyeey Qarax saaka lala eegtay Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha e [...]
Soomaaliland oo soo bandhigtey natiijada dad laga baarey COVID 19

Soomaaliland oo soo bandhigtey natiijada dad laga baarey COVID 19

Agaasimaha horumarinta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa shaaciyey natiijada dad laga baarey Cudurka Coronavirus ee ku s [...]
Xafiiska UNSOM oo xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay Coronaviras

Xafiiska UNSOM oo xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay Coronaviras

Xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (UNSOM) ayaa xaqiijiyay in qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska (QM) ee Soomaaliya in laga helay Cu [...]
Haweenka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo (dhegayso)

Haweenka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo (dhegayso)

Kulan Magaaladda Kismaayo ku yeesheen Ururada haweenka Jubbaland ayaa waxay Baaq nabadeed ugu direen beelo ku dagaalamaya galbeedka Magaaladda kismaay [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Dhoohanaanta Soomaalida iyo xanuunka COVID-19

Dhoohanaanta Soomaalida iyo xanuunka COVID-19

Pamela Dar, SWEDEN: "Soomaalidu inta badan ma raadiyaan xogaha kaga maqan dowladda, halka taas bedelkeed ay xogaha gudahooda ah aad u raadiyaan, xogah [...]
TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed iyo hormarineed ee Soomaaliya

TALOKEEN: Talo ka dhiibashada aayaha nabadeed iyo hormarineed ee Soomaaliya

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Puntland oo soo bandhigtay  Natiijada baaritaan lagu sameeyey dad looga shakiyey Caronavirus (Daawo)

Puntland oo soo bandhigtay Natiijada baaritaan lagu sameeyey dad looga shakiyey Caronavirus (Daawo)

Guddigu wacyigelinta iyo ka hortagga Covid19 wuxuu xaqiijinayaa in natiijadii ka soo baxday baaritaankii laga qaaday afar (4) ka mid ah shan (5) qof o [...]
Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka badbaaday Ismidaamin lagu khaarijin lahaa (Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka badbaaday Ismidaamin lagu khaarijin lahaa (Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Jaakad walxaha qarxa ku xirnayeen oo lagu qabtay koonfur [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
1 1,239 1,240 1,241 1,242 1,243 2,819 14892 / 33825 POSTS