Xafiiska UNSOM oo xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay Coronaviras

HomeWararka

Xafiiska UNSOM oo xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay Coronaviras

Xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (UNSOM) ayaa xaqiijiyay in qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska (QM) ee Soomaaliya in laga helay Cu

MUQDISHO: Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil ku riday Askari dilay Taliyihiisi
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Tababar usoo xiray Askar DFS katirsan (dhegayso)
FANAANADII FAADUMO NAKRUUMA OO U GEERIYOOTAY CUDURKA COVID-19

Xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (UNSOM) ayaa xaqiijiyay in qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska (QM) ee Soomaaliya in laga helay Cudurka Covid 19.

Qofkan oo ajanabi ah ayaa ka shaqeyn jiray shirkad ka hawlgasha gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho

Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Xafiiska (UNSOM) waxaa qofkan la qabtay bartamihii bishii hore ee Maarso xilligaas oo uu dalka soo galay, waxaana la geeyay goob dadka lagu karantiilo oo gudaha garoonka ku taalla.

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay shalay in labo ruux oo mid ajanabi yahay laga heley xannuunka Covid-19 taasoo tirada guud ee dadka laga heley cudurka gudaha Soomaaliya ka dhigtay 7-kiis.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: