FANAANADII FAADUMO NAKRUUMA OO U GEERIYOOTAY CUDURKA COVID-19

HomeWararka

FANAANADII FAADUMO NAKRUUMA OO U GEERIYOOTAY CUDURKA COVID-19

Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Fa

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Muqdisho Uga Qayb Galay Shirka Dib-u-dhiska Dalka
Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo qaabilay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Fannaanada ayaa ku geeriyootay Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho, iyadoo maalmahan la xanuunsaneysay xanuunka Coronavirus.

Nakruuma ayaa ka mid ahayd qurbojoogta Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay,waxayna ku luqeysay heeso badan oo Jacayl iyo waddani leh, iyadoona ka tirsaneyd kooxdii Waaberi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: