Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka badbaaday Ismidaamin lagu khaarijin lahaa (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka badbaaday Ismidaamin lagu khaarijin lahaa (Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Jaakad walxaha qarxa ku xirnayeen oo lagu qabtay koonfur

Deni oo Xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Booliiska Puntland
Soomaaliya iyo Bank-ga adduunka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 80 milyan oo doolar (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Madaxweyne Deni oo magacaabis iyo xil-kaqaadis sameeyay

Guddoomiyaha gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Jaakad walxaha qarxa ku xirnayeen oo lagu qabtay koonfurta Gaalkacyo,taas oo la doonayeey in lagu khaarajiyo Guddoomiyaha.

Howlgal ay sameyeen Ciidamadda Amaanka Puntland ee PSF ayeey ku guulaysten inay gacanta ku dhigaan jakadda lagu xiray walxaha qarxa,gudoomiyaha ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ku saabsan xogtaas.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: