Soomaaliya iyo Bank-ga adduunka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 80 milyan oo doolar (dhegayso)

Soomaaliya iyo Bank-ga adduunka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 80 milyan oo doolar (dhegayso)

Wasiirka wasaarada maaliyada dowladda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in heshiiskan ay kala saxiixdeen Bank-ga adduunka  ay kutimid dadaal dhanka maaliyada ah oo ay dowladda samaysay.

Dhankeeda Agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird ayaa munaasabadda lagu saxiixay heshiiska $80 Miylan ah ka sheegtay in Bank-ga adduunku uu aad ugu amaanayo dawladda Soomaaliya sida ay xil isaga saartay horumarinta dhaqaalaha iyo geedi socodka hannaanka cafinta daymaha.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com