Puntland oo soo bandhigtay  Natiijada baaritaan lagu sameeyey dad looga shakiyey Caronavirus (Daawo)

HomeWararka

Puntland oo soo bandhigtay Natiijada baaritaan lagu sameeyey dad looga shakiyey Caronavirus (Daawo)

Guddigu wacyigelinta iyo ka hortagga Covid19 wuxuu xaqiijinayaa in natiijadii ka soo baxday baaritaankii laga qaaday afar (4) ka mid ah shan (5) qof o

Wasiirka Arrimaha guddaha DFS oo barlamaanka horgeyeey sharciga ilaalinta barakacayaasha
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Qaar kamid ah Culumadda Muqdisho oo diiday in la xiro Masaajidyada

Guddigu wacyigelinta iyo ka hortagga Covid19 wuxuu xaqiijinayaa in natiijadii ka soo baxday baaritaankii laga qaaday afar (4) ka mid ah shan (5) qof oo loo karantiilay caabuqa COVID-19 ay soo baxday lana cadeeyey in aysan qabin xanuunka oo ay haatan bedqabaan.

Guddigu wuxuu cadaynayaa in aysan jirin wax kiisas cusub ah oo laga heley deegaanada Puntland manta oo ay taariikhdu tahay 4-ta April 2020.

Guddigu wuxuu si dhow ula socdey muwaadinkii looga shakiyey caabuqa COVID-19, ee la karantiiley 2dii April, 2020 in xaaladdiisa caafimaad ka soo raynayso, maantana laga qaaday baaritaankii labaad lanana socon doono xaaladdiisa ilaa laga soo cadeynaayo natiijada ka soo baxda baaritaanka.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: