Category: Wararka

1 1,237 1,238 1,239 1,240 1,241 2,819 14868 / 33825 POSTS

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Subaxnimo ee Radio Daljir waxaana jeedinaya weriye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in saddex duqaymood oo cusub oo lala beegsaday ururka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka Soomaaliya. Duqayntan [...]
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo si kulul uga hadlay Dagaalka Wanlaweyn (dhegayso)

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo si kulul uga hadlay Dagaalka Wanlaweyn (dhegayso)

Degmada walaweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose waxaa maalmahan ka socday dagaal u dhexeya beela degaankaas wada dega oo isku haya hab qeybsiga awoodaha [...]
Madaxweyne Xaaf: “Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, Galmudug waa…”

Madaxweyne Xaaf: “Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, Galmudug waa…”

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Galmudug ay mid tahay oo aysan labo a [...]
Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay xariga Agaasime Waaxda Maaliyadda

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay xariga Agaasime Waaxda Maaliyadda

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar ayaa ka hadashay xarigii Agaasimihii Waaxda Maaliyadda Wasaaradda oo habeen ka hor ay [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Madaxweyne Laftgareen oo Guddi u saaraya Arrimaha ka taagan Walanweyn

Madaxweyne Laftgareen oo Guddi u saaraya Arrimaha ka taagan Walanweyn

Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintey dagaal beeleedkii ka dhacay deg [...]
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya oo baaq ka soo saaray Colaada Walanweyn

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya oo baaq ka soo saaray Colaada Walanweyn

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aadan dagaalada ka soc [...]
1 1,237 1,238 1,239 1,240 1,241 2,819 14868 / 33825 POSTS