Category: Wararka

1 1,235 1,236 1,237 1,238 1,239 2,819 14844 / 33825 POSTS
Ciidamo la wareegay ammaanka deegaano ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed

Ciidamo la wareegay ammaanka deegaano ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed

Ciidamo isugu jira Boolis, Nabadsugid iyo Milateri ayaa la wareegay ammaanka deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay labadii maalmood ee la soo dha [...]
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya oo xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya oo xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus, iyadoo tirada guud ee dadka laga helay cudurkan ay g [...]
Fanaankii caanka ahaa Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo London ku geeriyooday

Fanaankii caanka ahaa Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo London ku geeriyooday

Waxaa dalka Britain ku geeriyooday fannaanka weyn ee Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo uu ku dhacay cudurka Corona Virus,isaga oo maalmihii la soo dha [...]
Dhimashada COVID-19 & dhoohanaanta Soomaalida (Daawo)

Dhimashada COVID-19 & dhoohanaanta Soomaalida (Daawo)

Sidee loo wacyigaliyaa dadka Soomaaliyeed oo war oo dhan "kutiri-kuteen" u yahay? https://youtu.be/zUBZ84Wv3AI [...]
Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

Gudiga ka hortaga Caabuqa Covid 19 ee degaanada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qod [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan dowlad Wanaaga (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyin ku saabsan dowlad Wanaaga (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda kaqaybqaadashada siyaasadda & aayo-ka-talinta bulshada (Taxanaha 1aad | dhegayso)

Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda kaqaybqaadashada siyaasadda & aayo-ka-talinta bulshada (Taxanaha 1aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee Kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland Barnaamijka waxa [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso.   https://soundcloud [...]
Jigjiga oo laga helay qofkii ugu horreeyey ee looga shakiyo COVID-19

Jigjiga oo laga helay qofkii ugu horreeyey ee looga shakiyo COVID-19

Caasimada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaa markii ugu horreysay laga helay qof dumar ah oo looga shakiyey cudurka Coronavirus kaddib [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Gudiga Gurmadka Gobolka Gardafuu (daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Gudiga Gurmadka Gobolka Gardafuu (daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Gu [...]
1 1,235 1,236 1,237 1,238 1,239 2,819 14844 / 33825 POSTS