Category: Wararka

1 1,238 1,239 1,240 1,241 1,242 2,825 14880 / 33894 POSTS
Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiinisay inay kordheen tirada dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus, waxaana shalay soo kordhay 9 qof oo lix [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Caweysin ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. https [...]
Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

Gaadhi uu raashin buux dhaafshay ayaa ku gaddoomay Jigjiga gaar ahaan xaafadda 16aad, goobta loo yaqaan Jibriga. Shilka waxaa ku dhaawacmay illaa 6 qo [...]
Baraarugga Haweenka – Taxanaha 45aad (Xaawo Axmed Maxamed (dhegayso)

Baraarugga Haweenka – Taxanaha 45aad (Xaawo Axmed Maxamed (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
MAANHADAL: Dhoohanaanta Soomaalida ee tallooyinka caafimaadka iyo halista COVID-19 (dhegayso)

MAANHADAL: Dhoohanaanta Soomaalida ee tallooyinka caafimaadka iyo halista COVID-19 (dhegayso)

Dhoohanaanta Soomaalida ee tallooyinka caafimaadka iyo halista Corono Virus ee Caalamka iyo Soomaaliya oo soo kordhaysa, iyadoo magaalada Muqdisho la [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Wasiir Goodax oo walaac xoogan ka muujiyeey faafida Cudurka Covid19

Wasiir Goodax oo walaac xoogan ka muujiyeey faafida Cudurka Covid19

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo aysa [...]
Maamulka Dhuusamareeb oo soo saaray amaro quseeya bilicda magaalada

Maamulka Dhuusamareeb oo soo saaray amaro quseeya bilicda magaalada

Maamulka degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo saaray amaro la xiriira dadka iska leh xoolaha ku dayacan wadooyinka magaalada in [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Deeq-bixiyayaasha oo ka shiray dhameeystirka dastuurka

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Deeq-bixiyayaasha oo ka shiray dhameeystirka dastuurka

Kulan laba geesood ah oo u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudigga [...]
WARGELIN & DIGNIIN COVID-19

WARGELIN & DIGNIIN COVID-19

Wargalintu waa GURIGAAGA JOOG! DIGNIINTUNU waa “nin kuu digey kuma dilin” kaagana digaya khatartaha dhimisho u dhawaadka ee cudurka CORONAVIRUS. ht [...]
Haweenka gobalka Bari oo lagu baaqay ka shaqeynta Wacyigalinta Cudurka Covid19 (dhegayso)

Haweenka gobalka Bari oo lagu baaqay ka shaqeynta Wacyigalinta Cudurka Covid19 (dhegayso)

Maryan Maxamed Cali (Guduudo) oo ah Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Bari ayaa fariin u dirtay haweenka Puntland gaar ahaana kuwa Gobolka Bari fariintaa [...]
1 1,238 1,239 1,240 1,241 1,242 2,825 14880 / 33894 POSTS