Category: Wararka

1 1,240 1,241 1,242 1,243 1,244 2,825 14904 / 33895 POSTS
Ciidamadda Nabadsugida DFS iyo kuwa Galmudug oo howlgalo sameyeey (Sawiro)

Ciidamadda Nabadsugida DFS iyo kuwa Galmudug oo howlgalo sameyeey (Sawiro)

Ciidamada Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya iyo Booliska Galmudug ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Baxdo oo [...]
Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya qof kasta oo ku dhinta Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya qof kasta oo ku dhinta Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar lagu baarayo qof kasta oo ku dhinta Muqdisho, si loo hubiyo haddii uu u geeriyooday cudurka Coronavirus [...]

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyin ku saabsan Amniga (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user [...]
Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Corona Virus ah

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Corona Virus ah

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in Qofkii ugu horeeyay uu Soomaaliya u geeriyooday Coronavirus. Waxaa [...]
Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Muqdisho

Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Muqdisho

Xubno ka mid ah Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Risaala u xaqiijiyey in qofkii ugu horeeyey uu Coronavirus ugu geeriyoodey gudaha Soom [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gabi ahaan joojisay Casharadii sannad dugsiyeedka 2019-2020

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gabi ahaan joojisay Casharadii sannad dugsiyeedka 2019-2020

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyay qa [...]
Ciidamo la wareegay ammaanka deegaano ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed

Ciidamo la wareegay ammaanka deegaano ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed

Ciidamo isugu jira Boolis, Nabadsugid iyo Milateri ayaa la wareegay ammaanka deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay labadii maalmood ee la soo dha [...]
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya oo xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya oo xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof cusub laga helay cudurka Coronavirus, iyadoo tirada guud ee dadka laga helay cudurkan ay g [...]
1 1,240 1,241 1,242 1,243 1,244 2,825 14904 / 33895 POSTS