Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Corona Virus ah

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Corona Virus ah

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in Qofkii ugu horeeyay uu Soomaaliya u geeriyooday Coronavirus.

Waxaa ay sidoo kale xaqiijiysay in 4 qof oo kale in laga helay xanuunka.

Wasiirka Caafimaadka ayaa ugu baaqday bulshadda Soomaaliyeed inay raacaan talooyinka Caafimaadka.

Tirada guud ee dadka uu sameeyay Corona Virus Soomaaliya ayaa gaartay guud ahaan 12 Ruux hal ruux ayaa dhintay waxaa ka bogsaday hal ruux.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com