Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuuryare ayaa daljir uga warbixiyeey Qarax saaka lala eegtay Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland,kaas oo gaarigiisa Qarax loogu xiray.

Sarkaalkan oo lagu Magacaabo Cabdi Goobe ayaa Qaraxa wuxu waxyeeleyeey lugtiisa Midig iyo Gacanta Bidix,iyado haatan lagu dabiibayo Cisbitaalka Weyn ee Magaaladda Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com